Afhayeenka xisbiga Kulmiye ee Somaliland Cabdinaasir Muxumad Xasan (Buuni) ayaa ka jawaabay eedeymo ay Aamina Cilmi Fariid oo u tartantay kursiga baarlamaanka Somaliland ee gobolka Awdal ugu jeedisay Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska xisbiga KULMIYE .
Doorashadii golaha wakiillada ee 31-kii May ka dhacday Somaliland ayaa waxaa ka qayb galay dumar ay tiradoodu ahayd 18, kuwaasoo midna aanay ka soo bixin 82-kii kursi ee ay ku tartameen musharraxiintii xisbiyada.
Dhowaan ayay dowladda Maraykanka u oggolaatay in carruurta ay da’doodu tahay 12 jir iyo wixii ka weyn ay qaadan karaan talaalka COVID-19. Waalidiinta Soomaalida ah ee daggan Maraykanka ayaa qaar ay u riyaaqeen talaabadan halka kuwo kalana ay shaki ka muujiyeen in ay carruurtooda siiyaan talaalka.
Barnaamijka Haweenka iyo qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay sida ay haweenka muruqmaalka ah u saameysay qalalasihii hubeysnaa ee dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho
Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahaya Bandowga cusub ee la saaray Kenya iyo dhaawaca xagga ganacsiga ee uu gaarsiiyay gabdhaha Soomaaliyeed ee ku ganacsada magaalada.
Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay duruufaha adag ee ay ku soomayaan qoysaska barakacayaasha ah ee ku jira xeryaha barakacayaasha ee ku yaala gudaha iyo duleedka magaalada Muqdisho.
Soomaalida daggan dalka Maraykanka ayaa si wayn u iibsada Vitamin D-ga oo muhiim u ah caafimaadka lafaha, kaasoo ay sheegaan in uu jirkoodu aad ugu yaryahay.
Barnaamijka Qoysyka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dib ufurista ikuulada Maraykanka iyo culeyska uu nidaamka waxbarashada durugsan ku keenay waalidiinta Soomaalida.
Barnaamijka haweenka iyo qoyska ee toddobaadkan oo aanu ku soo qaadaneyno Iibsiga waxyaabaha aan baahida loo qabin iyo dhibaatada ka haysata qoysaska Soomaalida qaar inay iska daayaan.
Barnaamijka toddobaadkan waxaa marti iigu ah Muno Ismaaciil Maxamed oo magaalada Colombus ee gobolka Ohio ku leh dukaan lagu iibiyo cunta, qudradda iyo Hilibka ee Maraykanka iyo dalalka kaleba looga yaqaano Xalaal Meat
Maxaa ka jira in amarka gurigaaga joog ay raggiina ku cirreysteen dumarkiina ku qurux badnaadeen?
Qoyska beeraleyda ah ee Soomaaliyeed waxa ay badanaa noloshooda ku tiirsan tahay wixii ay ka tabcadaan beertooda. Falasahda beertana waa mid ku dhisan iskaashi iyo is caawimaad qoyska dhexdiisa ah.
Umulisadu waa xirfadle caafimaad oo tababaran oo caawisa haweenka caafimaadka qaba inta lagu jiro foosha, umulinta, iyo dhalashada carruurtooda. Umulisooyinku waxay ku umulin karaan dhallaanka xarumaha dhalashada, guriga, iyo sidoo kale cisbitaalka.
Maalinta AIDS-ka adduunka ee sanadkan 2019 ee la xusay toddobaadkan ayaa hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO waxay muujisay isbeddelka ay bulshooyinku saameynayaan si loo soo afjaro jeermiska HIV AIDS
Dhegaysiga marag-furka la xiriirka dambi-baarista lagu ogaanayo in madaxweynaha Maraykanka ee Donald Trump uu galay dambi sababi kara in Congressku xilka ka qaado ayaa si weyn u saameeyay wararka dalkan Maraykanka.
Dhageyso Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska toddobaadkan ku saabsan kaalina ay saaxiibtinimada ka dhaxeysa waalidka iyo carruurtiisa ka qaadan karto in ulmuhu u hoggaansamo hab-dhaqanka uu waalidku doonayo in ilmihiisa u qaato.
Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkna waxaa marti ku ah Muna Ismaaciil Maxamed oo ka mid ah gabdhaha Soomaalida ah ee Hilib Xalaalka ku leh magaalada Columbus ee gobolka Ohio.
Iyadoo lagu jiro maalmihii u dambeeyay ee bisha barakayasan ee ramadaan ayaay qoysas badan oo sabool ah aaney haysan cuno ay ku afuraan, Qoysaskan ayaa maalin waliba u afur doonta goobo lagu siiyo cuno bisil.
Wal-walka, isla-hadalka, shakiga, cabsida, iyo kuwo kaloo badan waa xanuun ay la nool yihiin dad Soomaali badan oo daggan dalka Maraykanka. Waxaana jira duruufo badan oo keenaya in dadkaasi iyaga ah ay qaadaan xanuunada noocaas ah.
Barnaamijka waxa aan toddobaadkan kaga hadleynaa noocyada raashiin ee ay dadku ku afuraan bisha barakaysan ee Ramadaan, diyaarintooda iyo saameynta caafimaad ee ay ku yeeshaan saa’imiinta.
Kuwo kale