Kulan xagga ganacsiga ah oo ay Dowladaha Maraykanka iyo Shiinaha ku laheeyeen Magaaladan Washington ayaa ku soo gaba-gaboobay heshii la’aan
Barnaamijka waxa aan toddobaadkan ku soo qaadaneynaa adeegyada caafimaad ee dowaldda maraykank ugu talo gashay dadka Mareykanka, gaar ahaan kuwa danta yar oo ay Soomaalidu ka mid tahay.
Haween ay tiradoodu ku dhow dahay ilaa iyo 150 oo dan yar ah oo ku nool magaalada Beledweyn ee gobolka Hiiraan ayaa sameystay sanduuq dhaqaale oo toddobad kasta maalinta jimacaha ah qofkiiba uu bixinayo $1 oo ay meel dhigtaan
Dalka Denmark ayaa soo saaray sharci cusub oo ku qasbaya dadka qaadanaya dhalashada dalkaasi in maalinta la dhaarinayo ay gacan-qaadaan mas’uuliyiinta guddoonsiinaysa dhalashada.
Waxaa la gudagalay tobankii maalmood ee u dambeeyay ee bisha barakaysan ee Ramadaan, taasoo ay muslimiintii soo soomanaa 20 kii maalmood ee la soo dhaafay ay u diyaar garoobayaan inay ka faa’iideystaan khayrka ka buuxa tobanka dambe ee bisha Ramadaan.
Barnaamijkan Haweenka iyo qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay taariikhda maalinta Hooyada iyo sida uu yahay maamuuska hooyada Soomaaliyeed
Ha’yadda caafimaadka addunnka ee WHO ayaa sheegeysa in sannad kasta inta u dhexeysa 50,000 illaa 100 000 oo dumar ah oo ku kala nool dunida daafeheeda uu saameeyo xanuunka Fistulaha inta ay foosha ku jiraan
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in 6 qof oo saarnaa baabuur caasi ah ay dhinteen, ka dib markii weerar lagu qaaday gaarigaas oo marayay meel u dhow tuulada farxaanle oo hoostimaada degmada Qoryooleey.
kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka ee arrimaha Africa Linda Thomas greenfile oo sheegty in dib u celinta qaxootiga Soomalaaliya ay noqotaa mid aan khasab ahayn.
Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto oo kulanka QM ka hadlay ayaa ku dheeraaday xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan kooxda al-Shabaab iyo howlagalka Midwga Africa ee AMISOM.
Shirka guud ee golaha loo dhanyahay ee qaramada Midoobay ee ka Socda Magaalada New York ayaa arrimaha sanadkan culayska la saaray waxaa ka mid ah arrinta qaxootiga caalamka.
Barnaamijka Caweyska Washington waxaad ku maqli doontaan Q. 3aad wareysiga fanaanka Mursal Muuse, iyo sidoo kale sheekooyin xiiso leh oo ay ku jirto haweenka dalka Zimbabwe oo marka ay Isbitaalka ku umulayaan laga qaado lacag saa'id ah.
Xaaladda caafimaad ee madaxweynihii hore ee dalka Koofur Afrika, Nelson Mandela ayaa ka sii dartay 24-kii saac ee al soo dhaafay, iyadoo muddo ka badan laba toddobaadna uu ku jiray cisbitaal ku yaalla magaalada Pretoria ee dalkaasi.
Magaaladan Washington waxaa shalay ka furmay kulanka qurbta joogta caalamiga ah ee ku nool dalka Mareykanka, kaasoo ay soo qabanqaabisay hay'adda USAID, ayaa waxaa ka qeyb galay qurbo joog Soomaali ah.
Barnaamijka Caweys Washington waxaad todobaadkan ku maqli doontaan Q. 1aad ee wareysi xiiso badan oo aan la yeelanay Fanaanka Cabdinuur Aadan Daljir, iyo dabcan sheekooyinkii xiisaha lahaa ee aad Barnaamijka uga barateen.
Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa maanta daggan ka dib markii uu halkaasi dagaal dhaliyay dhimasho iyo dhaawac uu ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya.
Shir la sheegay in loo qabtay Soomaaliya oo ay lahaayeen madaxda urur-goboleedka IGAD ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, waxaana shirkaasi ka qeyb galay madaxweynaha Soomaaliya.
Warbixin ka soo baxday Bangiga Aduunka ayaa looga hadlay xaaladda burcad-badeednimada Soomaaliya taasi oo loogu magac daray “Ciribtirka Khatarta iyo Dib-u-dhiska Qaranka”.
Kuwo kale