Qubanaha VOA
Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo. Qubanaha VOA waxaad ka heli kartaa wararka iyo xaaladda tagan ee Soomaaliya iyo dunidda oo dhan, barnaamijyada caafimaadka, tiknoolajiyadda, ciyaaraha iyo waliba madadaallo. Telefishanka Qubanaha VOA waxaad ka daawan kartaan website-yada VOA Somali, qeybta satelite-ka VOA iyo waliba qaar ka mid ah Tilifishannada Soomaalida.
Qeybaha kale
-
Nofembar 13, 2025Qubanaha VOA
-
Nofembar 12, 2025Qubanaha VOA
-
Nofembar 11, 2025Qubanaha VOA
-
Nofembar 10, 2025Qubanaha VOA
-
Nofembar 09, 2025Qubanaha VOA
-
Nofembar 06, 2025Qubanaha VOA