Qubanaha VOA
Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo. Qubanaha VOA waxaad ka heli kartaa wararka iyo xaaladda tagan ee Soomaaliya iyo dunidda oo dhan, barnaamijyada caafimaadka, tiknoolajiyadda, ciyaaraha iyo waliba madadaallo. Telefishanka Qubanaha VOA waxaad ka daawan kartaan website-yada VOA Somali, qeybta satelite-ka VOA iyo waliba qaar ka mid ah Tilifishannada Soomaalida.
Qeybaha kale
-
Ogost 21, 2025
Qubanaha VOA
-
Ogost 20, 2025
Qubanaha VOA
-
Ogost 19, 2025
Qubanaha VOA
-
Ogost 18, 2025
Qubanaha VOA
-
Ogost 17, 2025
Qubanaha VOA
-
Ogost 14, 2025
Qubanaha VOA