Shirkii Dimoqraadiga ee ka socda xarunta Wells Fargo ee magaalada Philadelphia ayaa xalay lasoo geba gebeeyey. Hillary Clinton ayaa aqbashay inay noqoto musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga Dimoqraadiga.
Sawirrada Shirkii Dimoqraadiga

13
Ka qeyb-galayaasha Shirka. Philadelphia July 25, 2016 (A. Shaker/VOA)

14
Senator Elizabeth Warren oo shirka ka hadleysa. Philadelphia July 25, 2016 (A. Shaker/VOA)

15
Senator Al Franken oo laga soo doorto Minnesota oo dhinac taagaan Sarah Silverman oo ah majaajiliiste. Philadelphia, July 25, 2016 (A. Shaker/VOA)

16