Shirkii Dimoqraadiga ee ka socda xarunta Wells Fargo ee magaalada Philadelphia ayaa xalay lasoo geba gebeeyey. Hillary Clinton ayaa aqbashay inay noqoto musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga Dimoqraadiga.
Sawirrada Shirkii Dimoqraadiga

17
Chelsea Clinton. Philadelphia, July 28, 2016. (A. Shaker/VOA)

18
Taageerayaasha Bernie Sanders oo diidan heshiiska ganacsiga ee TPP. Philadelphia, July 26, 2016 (A. Shaker/VOA)

19
Wufuudda shirka. Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)

20
Katy Perry oo ka heeseysa shirka. Philadelphia, July 28, 2016. (A. Shaker/VOA)