Soomaaliya ILEYSKA VOA: Shidaal sahminta Soomaaliya Oktoobar 14, 2024 Arag Fikradaha Muqdisho — Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay arrimaha shidaal sahminta iyo soo saarista Soomaaliya, iyo inta ay le’egtahay rajada laga qabo in Soomaaliya laga soo saaro shidaal. Maxamed Colaad Xassan ayaa soo jeedinaya. Your browser doesn’t support HTML5 ILEYSKA VOA: Shidaal sahminta Soomaaliya