Suuqa kala iibsiga ciyaartooyda oo xirmay, Chelsea soo iibsatay Enzo Fernandez

Suuqa kala iibsiga ciyaartooyda qaaradda Yurub ee bisha January ayaa xalay saqdii dhexe soo xirmay, waxaana bishan ciyaartooyda ugu badan ka iibsaday kooxda Chelsea, iyada oo xalay sidoo kale lacagtii ugu badneyd ee taariikha kala iibsiga kooxdaha horyaalka Ingiriiska kusoo iibsatay Enzo Fernandez.

Wariyaha VOA, Nuur Xasan Nuur iyo Maxamuud Mascadde ayaa falanqeynaya wararkii ugu dambeysay ee suuqa kala iibsiga.

Your browser doesn’t support HTML5

Falanqeynta Suuqa kala iibsiga.mp3

FBL-ENG-FACUP-CHELSEA-PLYMOUTH