Weerarkii Hotel Qaahira oo la soo afjaray

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee bartamaha Soomaaliya ayaa 16 saacadood kaddib ku guuleystay inay soo afjaraan weerar ay niman ka tirsan Al-Shabaab ku qabsadeen shalay hotel ku yaalla magaalada Beledweyne.