Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori

Geel ka cabaya Banka Aroori

Somaliland ayaa Isniintii shalay dib u furtay dhul daaqsimeedka seeraha Banka Aroori ee gobolka Togdheer.

Seerahan ayaa waxaa ka faa’iideysan doona xoolo gaaraya in ka badan hal milyan iyo shan boqol oo neef. Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori