Mustaqbalka lacagaha la isugu diro telefoonada ee Soomaaliya

Lacag sarrif ah

Cilmi-baaris ay dhawaan sameeyeen qaar ka mid ah khubarada ku takhasustay cilmiga dhaqaalaha ayay ku soo bandhigeen faa’iidada iyo khasaaraha ay bulshadu kala kulmaan lacagaha danabeeysan ee telefoonnada la isugu diro.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Mustaqbalka lacagaha la isugu diro telefoonada ee Soomaaliya