Washington — Barnaamijka Caweyska Washington waxaad toddobkaan ku maqli doontaan wareysi uu barnaamijka siiyay Fannaanka Axmed Gaashaanle. Waxaa soo saartay soona jeedinaysa Caasha Ibraahim Aaden (Caasha Cuud).
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Barn. Caweyska Washington