goobaha loo asteeyey in ay doorashooyinkaasi ka dhacaan ayaa waxaa ka mid ah, Magaalada Muqdisho oo la sheegay in 16 degmo ah oo qeyb ka ah degmooyinka uu ka kooban yahay gobolka Banaadir ay doorashooyinka ka qabsoomaan.
Haddaba sidee magaalada Muqdisho ay uga hirgali kartaa doorashooyin qof iyo cod ah? Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Muqdisho diyaar ma u tahay doorasho qof iyo cod ah?