Dimishiq —
Barnaamijkii Ileyska VOA waxa ku saabsan yahay qeybtii ugu dambeysay barnaamijyo dhowr ah oo aan ka sameynay xaaladda dalka Syria, waxaana qeybtan ku eegeynaa mahadhooyinka ay qoyskii Bashar al-Assad uga tageen dalka. Maxamed Colaad Xassan ayaa soo jeedinaya.
Your browser doesn’t support HTML5
Ileyska VOA: Mahadhooyinka Assad uu ku reebay Suuriya