Madaxda caalamka oo u hambalyeeyay Trump

Inauguration ceremony for Trump's second presidential term

Hoggaamiyeyaasha adduunka ayaa Isniintii ugu hambalyeeyay madaxweyne Donald Trump munaasabadda caleema saarka madaxweynaha 47aad ee Mareykanka.

Hogaamiyayaasha waxa ka mid ahaa kuwa Ukraine, Israel iyo Jarmalka. Ibraahim Xassan Dandurey ayaa isha soo mariyay warbixin ay qortay VOA.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxda caalamka oo u hambalyeeyay Trump