Soomaaliya Madasha Haweenka: Doorka haweenka ee ganacsiga Jannaayo 08, 2025 Madasha Haweenka Arag Fikradaha Muqdisho — Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka haweenka ee ganacsiga iyo caqabadaha ay kala kulmaan, waxaana marti ku ah Dr. Luul Maxamed Sheekh Cusmaan oo ka mid ah ganacsatada Muqdisho. Your browser doesn’t support HTML5 Madasha Haweenka: Doorka haweenka ee ganacsiga