Soomaaliya Barnaamij gaar ah: Dabbaaldegga soo dhaweynta sanadka cusub ee 2023 Jannaayo 01, 2023 Asha I Aden Nuur Xasan Nuur IRAQ-NEW YEAR Washington — Sanadka cusub ee 2023 ayaa si rasmi ah u bilowday, waxaana barnaamij gaar ah oo aan dhageysteyaasha ugu talagalnay soo jeedinaya Caasha Ibraahim Aden iyo Nuur Xasan Nuur (Nuur Bukhaari). Your browser doesn’t support HTML5 Hambalyada sanadka cusub.mp3