Jigjiga —
Golaha fulinta dowlad deegaanka Soomaalida ayaa ansixiyay labo degmo oo cusub oo kala ah Dhuunyar iyo Daymeed oo katirsan gobolka Siti, iyada oo loo gudbiyay Baarlamaanka deegaanka si ay u meel mariyaan degmooyinkan.
Warkan waxaa Jigjiga kasoo diray wariye Maxamed Cabdiraxman Gaataa.
Your browser doesn’t support HTML5
Degmooyinka cusub ee DDS.mp3