Galka Baarista: Ma habboon tahay in Soomaaliya xilligan shidaal laga soo saaro?
Galka Baarista
Washington —
Ma habboon tahay in Soomaaliya xilligan shidaal laga soo saaro? Waa mowduuca toddobaadkan ee barnaamijka Galka Baariista, waxaana soo diyaariyay soona jeedinaya Harn Macruf.