JIGJIGA —
Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta booqasho ku tagay caasimada dowlad deegaanka Soomaalida ee magaalada Jigjiga.
Ra’iisal Wasaare Abiy ayaa ballan qaaday in dowlada faderaalka Ethiopia ay kaalinteeda ka qaadan doonto wax ka qabashada abaarta ka jirta gobolka.
Warbixintan waxaa magaalada Jigjiga kasoo diray weriyaha VOA Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.
Your browser doesn’t support HTML5
Abiy Ahmed oo booqasho ku tegay Jigjiga