Markii ugu horeysay muddo dhowr iyo labataan sano kadib, bulshada Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah ee ku dhaqan gobolka Virginia, USA, waxay milkiyeen xarrun u gaar ah oo lagu barto diinta Islamka iyo quraanka.
Xarruntan oo la'aas aasay 1999-kii, balse ku shaqeyneysay goob kiro ah ayaa, Xarruntan oo la'aas aasay 1999-kii, balse ku shaqeyneysay goob kiro ah ayaa la wareegisteeda waxay dad badan u arkaan inay faa'ido u tahay jiilka cusub ee soo baxaya. Jamal Ahmed Osman ayaa ka qeyb galay munaasabaddii furitaanka xarruntan, warbixintan ayuuna ka diyaariyay.
Your browser doesn’t support HTML5
Soomaalida Virginia oo milkiyay xarrun lagu barto diinta Islaamka