Isaaq ayaa dhiiri-gelin ka helay mid ka mid ah macalliminta wax bara dadka araga la ee xerada qaxootiga Ifo ee Kenya, waxuuna billaabay in wax ka barto iskuulka hoose dhexe ee Hormuud ee xerada Ifo.
Warbixintan waxaa xeryaha qaxootiga ee dhadhaab ka soo diray wariyaha VOA-da Axmednuur Maxamed Cabdullahi Yogol.