Muqdisho: Maamullada dugsiyada oo ka hor-yimid natiijada imtixaanka

Maamullada iskuulada magaalada Muqdisho ayaa ka horyimid natiijada imtixaanka fasalka 12-aad ee ay shaacisay Wasaaradda Waxbarasahda Soomaaliya.

Natiijada la shaaciyay ayaa muujineysay in gobolka Banaadir uu heerka ugu hooseeya ka galay natiijada lasoo bandhigay. Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Maamullada Iskuulada Muqdisho oo ka hor yimid natiijadii imtixaanka DFS