Xasuusta Shirki Berlin ee 1884 ee Africa lagu qeybiyay
WASHINGTON. D.C —
135 sano ayaa todobaadkan laga joogaa, marki uu billowday shirkii Berlin ee sannadki 1884-ki ay qaar ka mid ahi dalalka Yurub ku kala qeybsadeen Qaaradda Africa si ay u gumeystaan.
Haddaba taariikhda shirkaasi iyo wixi ka dhashay ayuu Nur Bukhaari ka wareystay, Prof Cabdi Ismacil Samatar oo bare ka ah jaamacadda Minnesota buugaag iyo maqaallo badanna ka qoray arrimaha Africa.