Faaqidaadda Toddobaadka Faaqidaada Todobaadka: Soo Laba-kacleynta Burcadbadeeda. Abriil 07, 2017 Asha I Aden Burcad-badeed ku sugan badweynta WASHINGTON. DC — Barnaamijka Faaqidaada Todobaadka, oo ay soo diyaarisay soona jeedin doonta Casha Cuud, wuxuu ku saabsanyahay soo rogaalcelinta burcad badeeda Soomaalida. Your browser doesn’t support HTML5 Halkan ka dhageyso Barnaamijka Faaqidaada Todobaadka.