Faaqidaadda: Halkee Ayey Soomaalidu Hiigsan Kartaa 2015-ka

Barnaamijkan Faaqidaadda Toddobaadka ayaa waxa uu ku saabsan yahay falanqeyn ku saabsan waxa dadka Soomaaliyeed, shicib iyo dowladba, ay qabsan karaan sanadkan hadda billowday ee 2015-ka iyo halka ay tiigsan karaan, iyadoo laga shidaal qaadayo wixii laga bartay qaladaadkii horey u soo dhacay.

Barnaamijka oo ay isku soo dubaridday Caasho Ibrahim Aaden “Caashocuud” ayaa waxaa ka qayb galaya Sheek C/raxman Maxud Farax "Janaqow" oo ka mid ahaa ururkii maxaakiimta Isalaamiga oo hadda ku sugan waddanka Jarmalka, Marwo Caasho Geelle Diiriye oo ah guddoomiyaha guddiga dib u eegista Dastuurka, iyo Abuukar Cawaale "Qaad Diid" oo ah nin u ololeeya bushada oo ku sugan waddanka Britain.

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhegeyso lifaaqan hoose.

Your browser doesn’t support HTML5

FAAQIDAADDA