Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo ay dhageystayaasha su'aalo ka weydiin doonaan saamenta dilka hoggaamiyaha al-Shabaab Axmed Cadbi Godane oo maalintii isniinta ku dhintay weerar dhinaca cirka ah ee uu mareykanku ku qaaday.
Barnaamijka oo dhan ka dhageyso xagga hoose.
Your browser doesn’t support HTML5
WICITAANKA DHAGEYSTAHA