Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka Iyo Qoyska: COVID 19 iyo Saameyntiisa Gabdhaha ku Ganacsada Xaafadda Islii


Barnaamijka Haweenka iyo qoyska ee toddobaadkan (May 20, 2020) waxa uu ku saabsan yahay saameynta uu gabdhaha ganacsiyada yar yar ku leh xaafadda islii ku yeeshay bandowga saaran magaalada Nairobi ee ujeedadiisu tahay in lagu xakameeyo xanuunka COVID 19

Dhageyso barnaamijka oo dhameystiran

Dhageyso: COVID 19 iyo Saameyntiisa Gabdhaha ku Ganacsda Islii
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:14 0:00


XS
SM
MD
LG