Ciyaaraha Olombikada ee Rio 2016
Sawirro: Ciyaaraha Olombikada ee Rio 2016

6
Xafladda furitaanka ciyaaraha Olombikada ee garoonka Maracana, Rio 2016

7
Kooxda Soomaaliya ee ka qeybgalaysa ciyaaraha olombikada oo lagu soo dhaweynayo xafladda furitaanka ciyaaraha olombikada, Rio de Janeiro, Brazil, Aug. 4, 2016.

8
Michael Phelps oo dhinaca dabbaasha ku guuleystay billado badan ayaa sida calanka Maraykanka isagoo hoggaaminaya kooxda Maryakanka uga qeybgalaysa tartanka olombikada ee Rio de Janeiro, Brazil, Aug. 5, 2016.

9
Virginia Thrasher, oo Maraykanka u dhalatay oo muujinaysa bilad dahab ah oo ay ku guuleysatay ee tartanka dhinaca toogashada ee ciyaaraha olombikada, Rio de Janeiro, Brazil, Aug. 6, 2016.